Get Adobe Flash player
BOQASHADA DADKA


Fadlan Riix Call Skype

SKYPE.

RIIX WAA SKYPEGA taysiirulquraan Skype
Fadliga Quranka
HANGAADKA
Fadliga Qurnka
FADLIGA QURANKA
Adkaar Waysada

Bishaaro    Bibshaaro   Bishaaaro

 تعلم القراأن الكريم والتربية الإسلامية في بيتك أينما كنت

Ku baro quranka online adiga iyo ubadkaaguba idinkoo guriga dhinacna u dhaafin oo isticmaalaya ” skype ”ama ”viber” meelkasta aad caalamka ka joogtid  iyo waqtiga aad rabtid . waxa uu dugsigu kuu diyaariyay casharo iyo duruus  tayo leh sida far akhriska (higaada) , xifdiga quraanka iyo qiraa’adiisa , tajwiidka , ducooyinka , tarbiyada islaamka , carabiga ,xadiiska iyo casharo kale oo kala duwan . 

Taysiirulquran  waa machad online ah oo fadhigiisu yahay magalada Muqdisho lagana diwaangaliyay wasarada diinta iyo awqaafta horaantii  sanadii 2019.

waa machad diini ah oo lagu barto, xifdiga Quraanka Kariimka ,Higaada carabiga(far_akhriska )  iyo  Culuumta Diiniga ah ee kala duwan hab horu marsan  oo maqal iyo muuqala ah  .  .
Machadku wuxuu ka hawlgalaa qaradaha  america ,  europe , Asia iyo australia .macahdku wuxuu u diyaariyay ardayga  wax barasho online ah oo tayo leh iyo macalimiin xul ah oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh waxbarashada onlineka ah iyo  ku barbaarinta ubadka diinta islaamka waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah . waxa wax kabaran kara machadka qof kasta caruur iyo cirooleba qof wayn oo waalida iyo caruurba .

Machadka Taysiirulquran Online Shuruudihiisa waxaa ka mid ah.

  • 1-In wakhtiga xiisadaha la ilaaliyo.
  • 2-Haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Dugsi.
  • 3-Waa in Arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray .
  • 4-Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo.
  • 5-Haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm

Welcome To Taysiirulquran online
Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge. Continue   

Reading →

Learn Quran Online at home through skype and viber  anytime anywhere with us. We offer valuable educational courses such as reading, reciting and learning of Quran with proper Tajweed, Tafseer, Qir’at and Translation

  1. Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
  2. Higaadda carabiga
  3. Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
  4. Barashadda af-soomaaliga
  5. Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
  6. Sheeko xariiro Googaaleysi
  7. Halxiraale
  8. Maahmaayada I.W.M
  9. Barashadda carabiga ku hadalkiisa
  10. Barashadda Xisaabaadka (hoose-dhexe-sare)
  11. Barashada Englishka (qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa)
  12. Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.

Ayat Al-Kursi 10 Different Qiraat

 

imgo

Hoos Nagala soo xiriir

 Telefoon: +252612445050

 E-mail: taysiirulquran@hotmail.com

Skype:  taysiirulquraan

 Whatsapp: +252612445050

 IMO:  +252612445050

Cattura

Dugsi Quraan
RIIX WAA SKYPEGA taysiirulquraan Skype
Qalabka Adeega
Quranka Dhageysi
Arabic Alphabets
Dugsi Quraanka