BOQASHADA DADKA
Fadlan Riix Call Skype
HANGAADKA

Fadliga Qurnka

FADLIGA QURANKA

Adkaar Waysada

Bishaaro Bibshaaro Bishaaaro
تعلم القراأن الكريم والتربية الإسلامية في بيتك أينما كنت
Ku baro quranka online adiga iyo ubadkaaguba idinkoo guriga dhinacna u dhaafin oo isticmaalaya ” skype ”ama ”viber” meelkasta aad caalamka ka joogtid iyo waqtiga aad rabtid . waxa uu dugsigu kuu diyaariyay casharo iyo duruus tayo leh sida far akhriska (higaada) , xifdiga quraanka iyo qiraa’adiisa , tajwiidka , ducooyinka , tarbiyada islaamka , carabiga ,xadiiska iyo casharo kale oo kala duwan .
Taysiirulquran waa machad online ah oo fadhigiisu yahay magalada Muqdisho lagana diwaangaliyay wasarada diinta iyo awqaafta horaantii sanadii 2019.
waa machad diini ah oo lagu barto, xifdiga Quraanka Kariimka ,Higaada carabiga(far_akhriska ) iyo Culuumta Diiniga ah ee kala duwan hab horu marsan oo maqal iyo muuqala ah . .
Machadku wuxuu ka hawlgalaa qaradaha america , europe , Asia iyo australia .macahdku wuxuu u diyaariyay ardayga wax barasho online ah oo tayo leh iyo macalimiin xul ah oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh waxbarashada onlineka ah iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah . waxa wax kabaran kara machadka qof kasta caruur iyo cirooleba qof wayn oo waalida iyo caruurba .
Machadka Taysiirulquran Online Shuruudihiisa waxaa ka mid ah.
- 1-In wakhtiga xiisadaha la ilaaliyo.
- 2-Haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Dugsi.
- 3-Waa in Arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray .
- 4-Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo.
- 5-Haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm
Welcome To Taysiirulquran online
Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge. Continue
Reading →
Learn Quran Online at home through skype and viber anytime anywhere with us. We offer valuable educational courses such as reading, reciting and learning of Quran with proper Tajweed, Tafseer, Qir’at and Translation
- Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
- Higaadda carabiga
- Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
- Barashadda af-soomaaliga
- Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
- Sheeko xariiro Googaaleysi
- Halxiraale
- Maahmaayada I.W.M
- Barashadda carabiga ku hadalkiisa
- Barashadda Xisaabaadka (hoose-dhexe-sare)
- Barashada Englishka (qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa)
- Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.
Ayat Al-Kursi 10 Different Qiraat
Hoos Nagala soo xiriir
|
|
![]() |
Telefoon: +252612445050 |
![]() |
E-mail: taysiirulquran@hotmail.com |
![]() |
Skype: taysiirulquraan |
![]() |
Whatsapp: +252612445050 |
![]() |
IMO: +252612445050 |
Dugsi Quraan
dugasi
Yeriska Quranka
Qalabka Adeega
